Inta u dhexaysa 2010 iyo 2013ka Australia waxay u wareegaysaa telefishan Digital ah. Hoos waxaad ka heli doontaa macluumaad ka caawimaya adiga ama saaxiibadaa iyo qoyskaagu inaad u wareegtaan telefishan digital ah.  

Adeega Tarjumida Qoraalka iyo Afcelinta
Dadka u baahan caawimada Ingiriiska waxay wici karaan 131 450 kaas oo ah adeega Tarjumida Qoraalka iyo Afcelinta, ka hor inta aadan wicin khadka macluumaadka Ready Digital oo ah 1800 201013 (waa lacag la’aan Australia gudaheeda).

Macluumaad guud oo ku saabsan Digital Switchover

General Information about the Digital Switchover

Macluumaadka ku saabsan Qorshaha Caawimaada Guriga

Information about the Household Assistance Scheme